Home   |  News archive   |  Profile  |  Contact us
            
 
SBC Online Somalia & World News
Bandhiga SBC
Kororso Aqoontaada
Nolosha Saxaabada
Deegaanka
Caafimaadka
Nabada & Xuquuqda
Haweenka
Fanka & Suugaanta
Waxbarashada
Xulka Wararka 24
Cayaaraha
 Allpuntland.com
Allsanaag.com
Alljubbaland
Aminarts.com
Abaaqaroow.
Afnugaal
Aayaha.com
Abaaji.com
Agabso.com
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Idamaale.com
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Garowe Online
Radio Dalmar
SBC Online
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Puntland Champer
Sscayn.com
Somalia Online
Somaali.com
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
Waayaha.NET
WardheerNews
Ufurow.com Boocame.com Allbari.com
 
Alshabaabka Kismaayo oo La dagaalamaya burcad badeeda Deegaankaas

Maamulka Xarakada Shabaab Almujaahidiin ee magaalada Kismaayo Xarunta Gobolka J/hoose ayaa bilaabay Howlgalo ay kula dagaalamayaan Burcad badeeda Soomaaliya ee ka qawleysta xeebaha ku teedsan Dalka Somalia.

Labadii maalin ee ugu dambeysay ayaa ciidamo ka tirsan maamulkaas islamarkaana ku gaashaaman tiknikada Dagaalka ayaa waxaa ay ku gaaf wareegateen xeebta ku teedsan gobolka iyagoo baadi goobaya Burcad badeeda Somalida kuwaas oo la sheegay in ay ayaamihii dambe ku soo badanayeen Xeebada Gobolka jubada Hoose.

Waxay tani Imaneysaa markii Dooni ka baxday Kismaayo islamarkaana Dhuxul u waday wadamada Carabta ay ku qafaasheen meel aan sidaasi uga fogeen Xeebta magaaladaasi taas oo ay ka daadiyeen rarkii saarnaa islamarkaana u kaxeystay badweynta si ay ugu soo afduubtaan maraakiibta ganacsiga.

Howlgaladan ay sameynayaan ciidamada Xarakada Alshabaab ee gobolka J/hoose ayaa waxaa ay yihiin kuwo uu maamulkaasi ugu danleeyahay in ay uu ku ciribtiro Burcad badeeda Deegaankaasi ku soo badanaya, iyagoo sidoo kale dad u taxaabay xabsiga kuwaas oo ay ka sooqabteen Xeebaha.

Si kastaba ha ahaatee arintan ayaa waxaa siweyn u hadal haya dadyowga Magaalada Kismaayo iyadoo la isla dhexmarayo halka ay ku soo gaba gaboobi doonaan howgalada ceynkan ah iyo xurguftan soo kala dhexgashay Maamulka Kismaayo iyo Burcad badeeda.

Max’ed Salaad Cadulle
SBC International- Kismayo.



Dhageyso wararka iyo Barnaamijyada ka baxaya Studio-ga SBC International Si toos ah.
Dhageyso
Dhageyso wararka SBC International maalin walba
Subax 8:00-am Duhur 1:00-pm, Habeen 7:00-pm

English News
 Latest News
Sep 09 Reysul wazaare shermarke oo afur usameeyay xilibaano kusugan Nairobi.
Sep 09 Diyaaradaha basaaska Maraykanka oo duqaymo ka gaystay Pakistan.
Sep 09 Dowlada Yemen oo xoojisay ciidamadeeda dagaalka kula jira Al qacidad wadankaasi.
Sep 09 Madaxweynaha Nijeria oo isku shaandhayn ku sameeyay Saraakiisha ciidamada
Sep 08 Guriga Gudoomiyaha Deg Guriceel oo Xalay lala eegtay Qaraxyo
Halkan ka dhageyso Taariikhda Warbaahinta SBC International
© Copyright  SBC International 2001-2010   All rights reserved        Powered by   Ramaas Software