Home   |  News archive   |  Profile  |  Contact us
            
 
SBC Online Somalia & World News
Bandhiga SBC
Kororso Aqoontaada
Nolosha Saxaabada
Deegaanka
Caafimaadka
Nabada & Xuquuqda
Haweenka
Fanka & Suugaanta
Waxbarashada
Xulka Wararka 24
Cayaaraha
 Allpuntland.com
Allsanaag.com
Alljubbaland
Aminarts.com
Abaaqaroow.
Afnugaal
Aayaha.com
Abaaji.com
Agabso.com
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Idamaale.com
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Garowe Online
Radio Dalmar
SBC Online
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Puntland Champer
Sscayn.com
Somalia Online
Somaali.com
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
Waayaha.NET
WardheerNews
Ufurow.com Boocame.com Allbari.com
 
Shirkada Som gass oo xarun cusub ka furatay Magaalada Ceerigaabo.

Waxaa  magaalada ceerigaabo ka dhacday xaflad weyn oo xadhiga lagaga jarayey shirkada gaasta la shito ee som gass oo xarun cusub ka furatay magaalada ceerigaabo ee goboka sanaag.

Xafladaas oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimey waxay ka dhacday  ka dhacday hoolka shirarka ee mahuraan waxaana ka soo qayb galay maamulka degmada salaadiin boqoro iyo dadweyne kale oo isugu jirey rag haween iyo dhalinyaro.

Waxaana ugu horayn halkaas ka hadlay gudoomiyaha shirkada somgass ee gobolka sanaag cabdulaahi axmed daamur waxana uu ka sheekeeyey habka uu u soo gaadhsiiyey shirkadan sanaag iyo ujeedada loo keenay waxana uu tilmaamay in loo baahan yahay In la badabaadiyo deegaanka waxana uu sheegay ina tani tahay horuumar usoo hoyatey gobolka sanaag waxwena ka tari doonta deegaanka iyo baahiyaha  bulshadu u qabtey adeegan oo kale iyadoo hore dadku ugu dirsanjirey wadamo kale in taanay shirkadani soo gaadhin Somaliland waxana uu ugu baaqay dadweynaha reer sanaag inay inay isticmaalaan isla markaana waxa uu usoo jeediyey ka qayb galayaashii inay dadweynaha gaadhsiiyaan hawsha shirkadan  waxaana halkaas lagu soo bandhigay sida loo isticmaalo shoolada iyadoo la adeegsanayo adeega shirkada som gass.

Waxaa isna halkaa ka hadlay isuduwaha wasaarada horumarinta miyiga iyo deegaanka ee gobolka sanaag xuseen cismaan {xuseen talaahi}waxana uu sheegay in loo baahan yahay in cidkastiba ka qayb qaadato sidii looga hotegilahaa xasuuqa deegaanka hawshaasna ay ka qayb qaadatay wasaaraduwaxana uu ugu baaqay  waayeelka iyo dadweynahau in ay dadkooda ka celiyaan isla markaana ka wacyi geliyaan  xasuuqa ay ku hayaan deegaankooda.

Waxaa kale oo xafladaa ka hadlay boqorka da’da yar eeboqor  maxamed nuux laangadhe waxana uu sheegay in loo baahan yahay in la soo dhoweeyeyo cid kasta oo horuumar wada waxana uu sheegay in ay dhowaan  arimo nabad gelyo u tageen meelo kamida bariga gobolka halkaasna ay ku soo arkeen dhul la xaalufiyey waxana uu sheegay in dad dhowaan dhulkaas ka qaxay abaar darted ay soo noqdeen kadib markii ay meel la dego waayeen sabta oo ah dhirta oo laga dhameeyey inta badan dhulka  waxana uu sheegay in uu balanqaadkiisii hore intaan boqornimada loo dooran ay ka mid ahayd in uu wax ka qabto deegaanka waxana uu sheegay in uu meelo badan wax la taaban karo ka qabtay.

Waxaa kale oo xafladaas hadal ka soo jeediyey suldaan ibraahim cige ismaaciil oo sheegay in hargeysa si maad looga istimaalo shirkadan .loona baahan yahay in dadweynuhu isticmaalaan si loo yareeyo dhuxusham la istimaalayo  waxana uu intaa raaciyey in ay tani tahay faaiido  xaga nadaafada guryaha iyo faaiido kale oo ah xaga deegaanka ah.

Waxaa kale oo xafladaa ka hadlay caaqil maxamed khayr o sheegay in haatan ay dadkii xoolaha lahaa iyo kuwii kaleba loona baahan yahya sidii looga hortegi lahaa.

Ugu danbayntiina wxaa xafladaa soo gebe gebeeyey maayarka magaalada ceerigaabo ismaaciil xaajinuur waxana uu sheegay in ay shirkadaas som gass ay soo dhoweynayaan islamarkaasna ka codsanayaan in ay qiimaha ka dhigaan qiime macquula  si bulshadu u awoodo inay gataan.

C/naasir Khaalis Siciid
SBC International Ceerigaabo.



Dhageyso wararka iyo Barnaamijyada ka baxaya Studio-ga SBC International Si toos ah.
Dhageyso
Dhageyso wararka SBC International maalin walba
Subax 8:00-am Duhur 1:00-pm, Habeen 7:00-pm

English News
 Latest News
Sep 07 Boqorka Urdun iyo madaxweynaha Syria oo ka wada hadlaya xaalada Isreal falastiinyiinta.
Sep 07 Ruushka oo heshiisyo ganacsi oo dhinaca hubka ah la galaya Isreal
Sep 07 Maraykanka oo ka walaacsan warbixinada ay IAEA kasoo saarayso Nuclear-ka Iiraan.
Sep 06 Natiijada dhamaanta Tartankii Xaafadaha Israac Gaalkacyo & Goljano Waciye
Sep 06 Natiijada Dhamaadka Tartankii Cuslaa ee Dhexmaday Laanta Hawada & Xorgoble
Halkan ka dhageyso Taariikhda Warbaahinta SBC International
© Copyright  SBC International 2001-2010   All rights reserved        Powered by   Ramaas Software