Home   |  News archive   |  Profile  |  Contact us
            
 
SBC Online Somalia & World News
Bandhiga SBC
Kororso Aqoontaada
Nolosha Saxaabada
Deegaanka
Caafimaadka
Nabada & Xuquuqda
Haweenka
Fanka & Suugaanta
Waxbarashada
Xulka Wararka 24
Cayaaraha
 Allpuntland.com
Allsanaag.com
Alljubbaland
Aminarts.com
Abaaqaroow.
Afnugaal
Aayaha.com
Abaaji.com
Agabso.com
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Idamaale.com
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Garowe Online
Radio Dalmar
SBC Online
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Puntland Champer
Sscayn.com
Somalia Online
Somaali.com
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
Waayaha.NET
WardheerNews
Ufurow.com Boocame.com Allbari.com
 
Wasiirka kaluumaysiga Somaliya oo booqasho maalma qaadanaysa ku tagay Yemen.

Raysal wasaare ku xigeenka ahna  wasiirka kaluumasiga iyo khayraadka bada Soomaaliya C/raxmaan aadan ibraahim (ibbi) ayaa sida ay qortay wakaalada wararka ee dalka Yemen Saba,waxaa uu booqasho maalma qaadanaysa ku tagay wadankaasi,isagoona kulamo kula qaadanaya inta uu jooga Madaxda dowlada Yemen.

Wasiirka iyo wafdiga uu hogaaminayo ayaa waxaa gudaha Yemen kusoo dhoweeyay wasiirka hantida iyo iibka dowlada Yemen Maxamed Mursal Sheekh Cabdi raxmaan oo sheegay in ay tahay ujeedka booqashada wasiirka kaluumaysiga Soomaaliya in uu lasocdo xaalada qunsuliyada Soomaaliya ee Yemen iyo in uu lasocdo xaaladaha ay ku sugan yihiin qaxootiga Soomaalida ee wadankaasi.

Maxamed Mursal waxaa uu kaloo sheegay in ay kala hadlayaan wasiirka iskaashiga labada dowladood,gaar ahaan dhinaca badaha,iyadoona kaluumaysiga iyo gaadiidka bada labadaasi dal ay noqon doonaan muhiimada wada xaajooddka si kor loogu qaado tayada dhica gaadiidka iyo kuluumaysiga labada dowladooda oo dhinaca bada ay xuduud kawada leeyihiin.

Tan iyo intii ay burcad badeeda Somaalida ka dilaaceen xeebaha gacanka cadmeed iyo badweynta India ,waxaa hoos u dhac weyn ku yimid kaluumaysigii Yemen,iyadoona khasaaro fara badan soo gaaray kaluumaysatada kadib markii ay Burcad badeedu si xoog ah ay doonyaha uga afduubteen,iyadoona qaar kale ay Maraakiibta shisheeye ee ku sugan xeebaha Soomaaliya ay rasaaseeyeen kaluumaysato fara badan oo yamaniyiin ah kuwaas oo qaarkood khasaaro dhimasho ay kasoo gaartay.

Xuseen Xuska
SBC International- Monitoring 

 

 

 

 

 

 

 



Dhageyso wararka iyo Barnaamijyada ka baxaya Studio-ga SBC International Si toos ah.
Dhageyso
Dhageyso wararka SBC International maalin walba
Subax 8:00-am Duhur 1:00-pm, Habeen 7:00-pm

English News
 Latest News
Sep 09 Reysul wazaare shermarke oo afur usameeyay xilibaano kusugan Nairobi.
Sep 09 Diyaaradaha basaaska Maraykanka oo duqaymo ka gaystay Pakistan.
Sep 09 Dowlada Yemen oo xoojisay ciidamadeeda dagaalka kula jira Al qacidad wadankaasi.
Sep 09 Madaxweynaha Nijeria oo isku shaandhayn ku sameeyay Saraakiisha ciidamada
Sep 08 Guriga Gudoomiyaha Deg Guriceel oo Xalay lala eegtay Qaraxyo
Halkan ka dhageyso Taariikhda Warbaahinta SBC International
© Copyright  SBC International 2001-2010   All rights reserved        Powered by   Ramaas Software