Home   |  News archive   |  Profile  |  Contact us
            
 
SBC Online Somalia & World News
Bandhiga SBC
Kororso Aqoontaada
Nolosha Saxaabada
Deegaanka
Caafimaadka
Nabada & Xuquuqda
Haweenka
Fanka & Suugaanta
Waxbarashada
Xulka Wararka 24
Cayaaraha
 Allpuntland.com
Allsanaag.com
Alljubbaland
Aminarts.com
Abaaqaroow.
Afnugaal
Aayaha.com
Abaaji.com
Agabso.com
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Idamaale.com
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Garowe Online
Radio Dalmar
SBC Online
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Puntland Champer
Sscayn.com
Somalia Online
Somaali.com
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
Waayaha.NET
WardheerNews
Ufurow.com Boocame.com Allbari.com
 
Reer galbeedka oo ku gacan sayray bacraminta Uraniom-ta ay Iiran shaacisay

Waxaa isa soo taraya jawaabaha ay dowlado badan oo reer galbeed ah ka bixinayaan amarkii uu Madaxweyne Maxamuud Axmadi Najaad uu wakaalda Nuclear-ka dowladiisa kusiiyay in ay bacramiso 20% Uraniomta ay hayso,iyadoona 5% ay hada bacramisan tahay.

Dowladaha Geman-ka iyo Britain ayaa dhaleeceeyay hadalka kasoo yeeray Madaxweyne Najaad oo ay sheegeen in uu dardar galinayo samaysashada hubka wax gumaada ee Nuclear-ka.

Wasiirka difaaca Maraykanka Ropert gates waxaa uu beesha caalamka ka dalbaday cadaadis degdeg ah oo Iiraan lagu saaro joojinta samaysashada hubka sida aadka wax u gumaada ee Nuclear-ka,iyadoona sida uu sheegay Gates ay jiraan dhaqdhaqaaq caalami ah oo shacabka Iiraan looga qaadayo cadaadiska ay dowlada Najaad ku hayso.

Wasiirka difaaca Germany Karal Tyodar waxaa uu ka gaabsaday dagaal lagu qaado Iiraan,iyadona sida uu Karal ka dhawaajiyay ay dhalin karto weerar lagu qaado Dowlada Iiraan khasaare aan dib laga xalin karin taas oo u baahan in laga fiirasado kahor inta aan lagu degdegin.

Karal Tyodar waxaa uu ku taliyay in dowlada Maxamuud axmadi Najaad laga cunaqabateeyo samaysashada Nuclear-ka si ay u fududaato in ay Iiraan joojiso samaysashada hubkaasi.

Cambaareynta ay dowladaha reer galbeedka usoo jeedinayaan Iiraan ayaa imaanaysa maalin kadib markii uu Madaxweynaha Iiraan Maxmuud Axmadi Najaad amar ku bixiyay bacraminta Uraniomta Nuclear-ka laga sameeyo.

 Xuseen Xuska
SBC International- Monitoring



Dhageyso wararka iyo Barnaamijyada ka baxaya Studio-ga SBC International Si toos ah.
Dhageyso
Dhageyso wararka SBC International maalin walba
Subax 8:00-am Duhur 1:00-pm, Habeen 7:00-pm

English News
 Latest News
Sep 07 Boqorka Urdun iyo madaxweynaha Syria oo ka wada hadlaya xaalada Isreal falastiinyiinta.
Sep 07 Ruushka oo heshiisyo ganacsi oo dhinaca hubka ah la galaya Isreal
Sep 07 Maraykanka oo ka walaacsan warbixinada ay IAEA kasoo saarayso Nuclear-ka Iiraan.
Sep 06 Natiijada dhamaanta Tartankii Xaafadaha Israac Gaalkacyo & Goljano Waciye
Sep 06 Natiijada Dhamaadka Tartankii Cuslaa ee Dhexmaday Laanta Hawada & Xorgoble
Halkan ka dhageyso Taariikhda Warbaahinta SBC International
© Copyright  SBC International 2001-2010   All rights reserved        Powered by   Ramaas Software