Home   |  News archive   |  Profile  |  Contact us
            
 
SBC Online Somalia & World News
Bandhiga SBC
Kororso Aqoontaada
Nolosha Saxaabada
Deegaanka
Caafimaadka
Nabada & Xuquuqda
Haweenka
Fanka & Suugaanta
Waxbarashada
Xulka Wararka 24
Cayaaraha
 Allpuntland.com
Allsanaag.com
Alljubbaland
Aminarts.com
Abaaqaroow.
Afnugaal
Aayaha.com
Abaaji.com
Agabso.com
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Idamaale.com
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Garowe Online
Radio Dalmar
SBC Online
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Puntland Champer
Sscayn.com
Somalia Online
Somaali.com
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
Waayaha.NET
WardheerNews
Ufurow.com Boocame.com Allbari.com
 
Taliyaha Police-ka Gaalkacyo "Waxa lasooqabtay Bam ladoonayay in laigu qarxiyo"

Muuse Axmed C/raxmaan Muuse Xasaasi taliyaha Qeybta Police-ka ee magaalada Gaalkacyo ayaa kulan saxaafadeed oo uu maanta ku qatay Xarunta gobolka Mudug ee Gaalkacyo waxaa uu shaaca kaga qaaday in ay ciidamadu qateen waxyaabaha qarxa oo  lala damacsanaa in isaga lagu qarxiyo.

Waxa uu Muuse Xasaasi sheegay in dad war gal ag ay Ciidanka u soo gudbiyeen Bam la dhigay wado uu u maro gurigiisa ka dibna ay ciidamada Police-ku howlgal ay sameeyeen ay ku soo qabteen Bamkaasi.

Waxaana uu taliyuhu shaaciyay in ay Soconayaan howlgalo baaritaan ah oo lagu doonayo in lagu ogaado cidi halkaasi dhigtay bamka islamarkaana dooneysay in ay Nafsadiisa dhaafiso waasida uu halka u dhigaye.

Arintan ayaa waxaa walaac ka muujiyay Bulshada ku dhaqan xaafada uu taliyuhu ka degenyahay Gaalkacyo iyo guud ahan Gaalkacyo waxaana ay noqoneysaa tani mid ku cusub magaalada islamarkaana aan la ogeyn cida ka dambeysa.

Si kastaba ha ahaatee waxaa soconaya dhaq dhaqaaqyada Ciidanka police-ka ay ku sugayaan Amaanka iyadoo beryihii ugu dambeeyay ay gaalkacyo ku jirtay Jawi Amaan iyo Xasilooni.

Liibaan Qaran
SBC International- Gaalkacyo



Dhageyso wararka iyo Barnaamijyada ka baxaya Studio-ga SBC International Si toos ah.
Dhageyso
Dhageyso wararka SBC International maalin walba
Subax 8:00-am Duhur 1:00-pm, Habeen 7:00-pm

English News
 Latest News
Sep 09 Reysul wazaare shermarke oo afur usameeyay xilibaano kusugan Nairobi.
Sep 09 Diyaaradaha basaaska Maraykanka oo duqaymo ka gaystay Pakistan.
Sep 09 Dowlada Yemen oo xoojisay ciidamadeeda dagaalka kula jira Al qacidad wadankaasi.
Sep 09 Madaxweynaha Nijeria oo isku shaandhayn ku sameeyay Saraakiisha ciidamada
Sep 08 Guriga Gudoomiyaha Deg Guriceel oo Xalay lala eegtay Qaraxyo
Halkan ka dhageyso Taariikhda Warbaahinta SBC International
© Copyright  SBC International 2001-2010   All rights reserved        Powered by   Ramaas Software