Home   |  News archive   |  Profile  |  Contact us
            
 
SBC Online Somalia & World News
Bandhiga SBC
Kororso Aqoontaada
Nolosha Saxaabada
Deegaanka
Caafimaadka
Nabada & Xuquuqda
Haweenka
Fanka & Suugaanta
Waxbarashada
Xulka Wararka 24
Cayaaraha
 Allpuntland.com
Allsanaag.com
Alljubbaland
Aminarts.com
Abaaqaroow.
Afnugaal
Aayaha.com
Abaaji.com
Agabso.com
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Idamaale.com
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Garowe Online
Radio Dalmar
SBC Online
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Puntland Champer
Sscayn.com
Somalia Online
Somaali.com
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
Waayaha.NET
WardheerNews
Ufurow.com Boocame.com Allbari.com
 
Mid kamid ah shaqaalaha ICRC oo afduub loogu haystay Dalka Sudan oo la sii daayey

Afhayeen u hadlay hay’adda ICRC ee fadhigeedu yahay magaalada Geneva ayaa sheegay in mid kamid ah shaqaalaha hay’adda oo lagu magcaabo Loran Morris oo afduub loogu haystay galbeedka Sudan tan iyo bishii November ee sanadkii la soo dhaafay la sii daayey.

Afhayeenka ayaa intaas kudaray in xaaladda caafimaad ee Morris ay tahay mid wanaagsan balse uu dareemayo daal maadama 89 maalmood uu kujiray gacanta dableyda afduubatay.

Koox aan haybtooda la garanayn oo lamagac baxday Shabeelada xoreynta Africa ayaa horey u sheegatay afduubka Loran Morris , waxayna codsadeen madax furasho dhan 1 million oo euro.

Mas’uulka u qaabilsan laanqyarta cas dalka Sudan ninka lagu magacaabo George Di Rich ayaa cabiray farxadiisa ku aadan sii daynta isagoo uga mahad celiyey dadkii gacanta ka gaystay sii daynta mid kamid ah shaqaalaha hay’adda laanqayrta cas. 

Dhanka kale wasiirka arrimaha dibadda farnsiiska Bernard Kushner oo ka hadlayey sii daynta Loran Morris ayaa ka codsaday dadkii ka qeyb qaatay sii daynta Morris in ay sidoo kale ka qeyb qaataan sii daynta lahaystayaasha kale ee wali ku sii jira gacanta afduubayaasha.

Ustaad: C/xakiim Maxamed Cumar
SBC International- Monitoring



Dhageyso wararka iyo Barnaamijyada ka baxaya Studio-ga SBC International Si toos ah.
Dhageyso
Dhageyso wararka SBC International maalin walba
Subax 8:00-am Duhur 1:00-pm, Habeen 7:00-pm

English News
 Latest News
Sep 09 Reysul wazaare shermarke oo afur usameeyay xilibaano kusugan Nairobi.
Sep 09 Diyaaradaha basaaska Maraykanka oo duqaymo ka gaystay Pakistan.
Sep 09 Dowlada Yemen oo xoojisay ciidamadeeda dagaalka kula jira Al qacidad wadankaasi.
Sep 09 Madaxweynaha Nijeria oo isku shaandhayn ku sameeyay Saraakiisha ciidamada
Sep 08 Guriga Gudoomiyaha Deg Guriceel oo Xalay lala eegtay Qaraxyo
Halkan ka dhageyso Taariikhda Warbaahinta SBC International
© Copyright  SBC International 2001-2010   All rights reserved        Powered by   Ramaas Software